Muxuu Cali Guudlaawe kala hadlay Guddiga Doorashada Hirshabelle? (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Hussein  ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Hirshabelle. “Waxaan maanta kulan la qaatay Gudiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Hirshabeelle oo aan kala hadlay Dardargalinta howlaha shaqo ee loo igmaday iyadoo maalmaha soo socda tagi doona Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlada Hirshabeelle” ayuu intaas ku daray Cali Guudlaawe. Madaxweynaha ayaa … Continue reading Muxuu Cali Guudlaawe kala hadlay Guddiga Doorashada Hirshabelle? (Sawirro)